Maamulka dugsiga dhexe ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardaydii u soo gudubtay fasalka 5aad ee Dugsiga, taas oo cadaynaysa inay soo dhameeyeen fasaladii Dugsiga Hoose.
منحت إدارة مدرسة بن خطاب بورما المتوسطة شهادات لبعض الطلاب الذين اجتازوا الصف الخامس بالمدرسة، مما يثبت أنهم أتموا صفوف المرحلة الابتدائية.
The administration of Omar Binu Khadab Borama Middle School awarded certificates to some of the students who passed the 5th grade of the School, which proves that they have completed the Primary School classes.

