About Us

dugsigayada cumarbinu khaddab waxaa la aas asay
1996 waxa uu ku yaala magalada BORAMA ee gobalka AWDAL.
Ardayda dhigata tiradoodu waa 1769 arday
macalimiinta ka hawlgashaa tiradoodu waa 34 macalimiin