furitaanka tartanka koobka kubadda cagta ee Dugsiyada Cumar Binu khadaab. إنطلاق منافسات كرة القدم بمدارس عمر بن خضاب بوراما والتي إنطلقت رسميا وإفتتاح الفصول. Obk […]
ardayda ugu saraysa dugsiga
Maamulka dugsiga Sare ee Cumar binu khadaab waxa uu dhanbaaal hambalyo iyo duco u dirayaa ardaydii ku guulaysatay deeqaha waxbarasho ee uu dugsigu sannadkan bixiyay. […]
ardayda ku guulaysatay tartanka aqooneedka dugsiga iyo ardayda tartanka quraanka ku guulaysaty
Munaasabad maqaamkeedu sareeyo ayaa maanta ka qabsonty Hoolka dugsiga sare ee Cumar Binu khadaab Borama, waxaana ka soo qayb galay maamulka, macallimiinta ardayda iyo marti […]
masuuliyiin kasocday dalada al fajri
Masuuliyiin sarsare oo ka socday dalada waxbarashada gaarka loo leeyahay Somaliland ee alfajri ayaa maanta kormeer hawleed ku yimid Dugsiyada Cumar Binu khadaab Borama.Waxa ayna […]
munaasabad aqoon is waydaarsi oo loo qabtay ardayda form 4 dugsiga sare ee obk
Aqoonyahan sare sheikh Cabdiraxman Maxamed Istareex ayaa maanta dugsiga sare ee Cumar Binu khadaab Borama ku qabtay barnaamuj ku saabsan Xirfadaha waxbarasho iyo hab fikirkooda, […]
ardayda kaalma sare ee dugsiga hoose obk
Maamulka dugsiga hoose ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa maanta abaal marino gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaankii bilaha ahaa ee dhawaan dugsigu qaaday. […]
cup of school omer binu khattab
Waxaa maanta si rasmi ah loo bilaabay koobka kubadda cagta dugsiga Sare ee Cumar Binu khadaab,waxaana maanta munaasabad loo qabtay ka soo qayb galay Gudoomiyaha […]
Munaasabad lagu sabootinayay ardayda training ugu soo baxday dugsiga sare ee cumarbinu khattab
Munaasabad lagu sabootinayay arday ka socotay jaamacadda camuud qaybteeda waxbarashada oo mudo 2bilood ku dhaw tababar macallin ugu joogay Dugsiga Sare ee Cumar Binu khadaab […]
munasibad tartan ka dugsiga sare ee OBK school
Munaasabad balaadhan oo ay soo agaasimeen maamulka Sare ee Dugsiyada Cumar Binu khadaab Borama laguna abaal marinayay ardaydii ku guulaystay tartankii quraanka kariimka bisha Ramadaan […]
hambalyo hambalyo
Abdirahman Maxamuud C/naasir oo ka mid ahaa ardaydii ka baxday Dugsiga Cumar Binu Khadaab oo ay jaamacadda Camuud Shahaado Sharaf gudoonsiisay.Hanbalyo 30You, Aboubaker Sadiiq, Ahmeth […]