Hibo Daahir Xuseen oo ka mid ah dadka arimaha bulshada ka shaqeeya ayaa maanta barnaamuj wacyi galin ah u qabtay ardayda gabadha fasalka form 4B ee dugsiga cumar binu khadaab, kaas oo kala hadashay maamulka waqtiga iyo xidhiidhka waalidka uu ardaygu la leeyahay.
أقام هيبو ظاهر حسين وهو أحد العاملين في الشؤون الاجتماعية اليوم برنامجا توعويا لطالبات الصف 4ب من مدرسة عمر بن الخطاب والذي تحدث عن إدارة الوقت والعلاقة بين الطالب ووالديه.
Hibo Dahir Hussein, who is one of the people working in social affairs, held an awareness program today for the female students of form 4B of Umar Bin Khadab School, who talked about time management and the relationship between the student and their parents.



