Guddida wanaag farista iyo xumaan reebista gobolka Awdal ayaa maanta kulan la qaatay maamulka dugsiga sare ee Cumar Binu khadaab ee magaalada Borama, waxa uuna […]
Hibo Daahir Xuseen oo ka mid ah dadka arimaha bulshada ka shaqeeya ayaa maanta barnaamuj wacyi galin ah u qabtay ardayda gabadha fasalka form 4Bbar
Hibo Daahir Xuseen oo ka mid ah dadka arimaha bulshada ka shaqeeya ayaa maanta barnaamuj wacyi galin ah u qabtay ardayda gabadha fasalka form 4B […]
Xaflada Abaal marinta Cupka Dugsiga Sare, Dhexe
Munaasabad lagu abaalmarinayay ardaydii ku guulaysaysatay tartan ciyaareedkii ka socday dugsiyada Cumar binu khadaab Borama, ayaa maanta ka qabsoontay Hoolka dugsigaas. Waxaa munaasabad ka soo […]
Tartankii cupka dugsiyada dhexe ee omer binu khattab
Tartankii kubada cagta ee ka socday Dugsiga dhexe ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa maanta la soo afmeeray, waxaana koob danbeedkii tartankan isku haleelay fasalada […]
Ardayda top 10 ka ee dugsigo oo uu jaaisado gudoonsiyey gudoomiya wasarada waxbarashada
Gudoomiyaha wasaarada waxbarashada Somaliland ee degmada Borama Xuseen Maxamed Jaamac Gaafane, iyo masuuliyiin kale oo la socotay ayaa maanta kormeer ku soo maray Dugsiyada Cumar […]
Abalmarinta ardayda kalmaha hore ee dugsiga sare
Maamulka dugsiga sare ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa maanta 30 arday gudoonsiiyay abaal marin, kaas oo ay ku mutaysteen dadaalkii ay ka muujiyeen natiijada […]
Abaalmarinta ardayda imitixanka bilaha ah
Maamulka dugsida dhexe ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa saaka abaal marin gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaankii bilaha ahaa ee uu dhawaan qaaday […]
Maamulka dugsiga oo la kulmay qaar kamida walidiinta ardayda fasalada 4aad ee dugsiga sare
Maamulka dugsiga sare ee Cumar Binu khadaab ayaa galabta kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ay ardaydoodu dhigtaan fasalka 4aad ee […]
ARDAYDA FASALKA 5AAD OO LA GUDOONSIYAY SHAHADADA AY KAGA SOO GUDBEEN FASALKA 4AAD
Maamulka dugsiga dhexe ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardaydii u soo gudubtay fasalka 5aad ee Dugsiga, taas oo […]
ardaydii kaalmaha hore ka galay natiijada imtixaankii shaahadiga Somaliland ee Fasalka 8aad
Maamulka dugsiga Sare ee Cumar Binu khadaab ayaa maanta abaal marino gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka galay natiijada imtixaankii shaahadiga Somaliland ee Fasalka 8aad ee […]