Waxaa maanta si rasmi ah loo bilabay Imtixanki bilaha ah ee Dugsiga Sare Cumar Binu Khatab Borama kaas oo socon Doona Mudo 7-Cisho.Ardayda waxaan leenahay […]
maamulka sare ee jamacada horn ayaa boqasho ku imid dugsiga sare ee omer binu khattab
Maamulka sare ee Jaamacadda Caafimaadka ee Horn International University qaybteeda Somaliland ee GobolkA Awdal ayaa maanta booqasho shaqo ku yimid Dugsiga Sare ee Cumar Binu […]
Teacher Traning
Maamulka Sare ee Dugsiyada Cumar Binu khadaab Borama waxa uu maanta soo dhawyn u sameeyay Arday Jaamacadda Camuud u soo dirtay oo qaybta Educationka ah […]
abaal marin aysiisay shirkada hemabooks ardayda omer binu khadab school
Shirkada Daabacada Manhajka waxbarashada Somaliland Ee Hema Books qaybteeda Borama oo maanta hadyado iyo abalmarino gudonsisay Arday Top-10 ka gashay imtixaankii Teeramka koowaad ee Dugsiga […]
Ardayda kaalmaha hore ee dugsiga sare omer binu khaddab
Maamulka Sare ee Dugsiyada Cumar Binu khadaab ayaa maanta munaasabad u qabtay Ardaydii Ku guulaysatay Abaalmarinta Kaalmaha hore ee Imtixaankii Teeramka koowaad ee dhawaan la […]
munasibada abaal marinta cupka
Sawirrada:-Munaasabad abaalnmarino iyo koobab lagu gudoonsiinayo ardaydii dhawaan ku guulaysatay tartan ciyaaredkii sannad laha ahaa ee Dugsiyada Cumar Binu khadaab Ee magaalada Borama ayaa maanta […]
Monthly Exam Has been Finished
Omar Binu Khattab Secondary School Monthly Exam Has been Finished Today successfully
cupkii dugsiga sare OBK
Sport:-Daawo More Pictures ciyaartii Finalka ee Cupkii ee Dugsiga Sare ee Cumar Binu khadab lagu soo afmeerayay oo ay guushu ku raacday Fasalka Form 4 […]
adayda traning-ka ugu soo baxday dugsiga omer binu khattab
Maamulka iyo ardayda dugsiga Sare ee Cumar Binu khadaab oo munaasabad kooban oo Sabootin ah u qabtay Maalintii arbacada ahayd ee ay taariikhdu ku beegnayd […]