Guddida Wanaag Farista & Xumaan Reebista Gobolka Awdal

Guddida wanaag farista iyo xumaan reebista gobolka Awdal ayaa maanta kulan la qaatay maamulka dugsiga sare ee Cumar Binu khadaab ee magaalada Borama, waxa uuna daarnaa sidii ay iskaga kaashan lahayeen barnaamujyada wacyigalineed ee ay ardayda siiyaan, waxa uuna maamulka dugsigu u balan qaaday wada shaqayn fiican.

عقدت لجنة النهي والمنكر و امر بل معروف منطقة أودل اليوم اجتماعا مع إدارة مدرسة عمر بن خطاب الثانوية ببوراما، وطلبت منهم التعاون في البرامج التوعوية التي يقدمونها للطلبة، ووعدت إدارة المدرسة بحسن التعاون.

The Awdal region’s disciplinary committee today held a meeting with the management of the Omar Binu Khadab High School in Borama, and asked them to cooperate in the awareness programs they provide to the students, and the management of the school promised good cooperation.