Tartankii cupka dugsiyada dhexe ee omer binu khattab

Tartankii kubada cagta ee ka socday Dugsiga dhexe ee Cumar Binu khadaab Borama ayaa maanta la soo afmeeray, waxaana koob danbeedkii tartankan isku haleelay fasalada 8A Vs 7A waxa ayna labada soo babdhigeen ciyaar aad u qurux badan oo ay xirfad ciyaareed ka muuqatay, waxayse ugu danbayn guushu raacday fasalka 8A oo dhigiisa 7A kaga badiyay faracideed.

Waxa ayna kala heleen 4 gool 8A iyo 3 gool 7A.maamulka dugsiga dhexe waxa uu leeyahay hambalyo.

انتهت اليوم مسابقة كرة القدم التي كانت تجري في مدرسة عمر بن خطاب بورما المتوسطة، وفي الكأس النهائية لهذه المسابقة، لعب الصف 8A ضد 7A كلاهما مباراة جميلة جدًا أظهرت مهارات احترافية، لكن في النهاية فازوا. فئة 8A وفازت بفئتها 7A.

حصلوا على 4 أهداف في 8 أ و 3 أهداف في 7 أ ألف مبروك لإدارة المدرسة الإعدادية.

The football competition that was going on at Omar Binu Khadab Borama Middle School ended today, and in the final cup of this competition, classes 8A Vs 7A and both played a very beautiful game that showed professional skills, but in the end they won. followed class 8A and won its 7A class.

They got 4 goals in 8A and 3 goals in 7A. Congratulations to the middle school management.