Munaasabad lagu abaalmarinayay ardaydii ku guulaysaysatay tartan ciyaareedkii ka socday dugsiyada Cumar binu khadaab Borama, ayaa maanta ka qabsoontay Hoolka dugsigaas.
Waxaa munaasabad ka soo qayb galay mas’uul sare oo ka socday wasaarada waxbarashada Gobolka,maamulka iyo macallimiinta dugsiga, waxaana ardaydaas la gudoonsiiyay Koobab iyo abaalmarino, sidoo kale waxa uu maamulka gudoonsiiyay shahaado sharafyo macallimiintii soo waday koobka ciyaarahaas.
أقيمت اليوم بقاعه المدرسة حفل تكريم الطلاب الفائزين في المسابقة التي أقيمت في مدارس عمر بن خطاب بورمة.
حضر الحفل مسؤول رفيع من وزارة التربية والتعليم وإدارة ومعلمي المدرسة، وتم توزيع الكؤوس والجوائز على الطلاب.
An event to reward the students who won the competition held in the schools of Omar bin Khadab Borama, was held today at the school hall.
The event was attended by a senior official from the Ministry of Education, the administration and the teachers of the school, and the students were awarded trophies and prizes.

























